Si Hagaagsan U Qamaar:
Ka taxadir inuu qamaarku noloshaada la wareego! Haddii aad qamaareysid, tixgeli tallaabooyinka wacan oo aan hoos ku xusnay:
– U qamaaar inaad isku madaaliso oo keliya.
– Waqti u goo qamaarka
– Xad u yeel lacagta aad ku qamaareysid
– Ha qaadan deyn si aad u qamaartid
– Ha iibsan fursad
– Ha u qaadan kaararka lagula baxo lacagta (credit Cards) rugaha lagu qamaaro.
– Ha qamaarin keligaa-raac qof kale oo kaa joojiya inaad sii wadid qamaarka.
– Ogsoonow iney khatarta sii kordheyso waqtiyada khasaaraha iyo/ama murugta
badan.
– Khayaarkaaga u saxiix heshiis dokumenti lagaaga saarayo rugta qamaarka ee
Kasiinada ama tartanka-taasi waa dokumenti awood siinaya in lagaa saaro
rugta lagu qamaarayo.