Qiimaynta

IS-WAYDII:   Ma Leeyahay Dhibaato Khamaar? 

Astaamaha &Calaamadaha

Waa Maxay Astaamaha ama Calaamaduhu?

Waxa soo socdaa waa qaar kamid ah calaamadaha qofi kala kulmi karo dhibaatada khamaarista:

  • Khamaarista wakhti badan-ku qaadashada wakhti dheer ama kordhinta wakhtiga joogista goobaha khamaarka
  • Sii-fadhiisad meesha khamaarka-si joogto ah uga fikiraya uguna diyaargaroobaya khamaarka
  • “Baacsiga khasaarayaal”-khamaarista badanka iyo ciyaarista saami badan si uu u “soo ceshado” lacag uu khasaaray
  • Ka daahis badan, aan caddayn-oo guriga ama shaqada ah iyo siraysi xad dhaaf ah
  • Khamaarista si uu uga baxsado waajibaadyada ama cadaadisyada nolol maalmeedka
  • Kordhidda daynta khamaarka-been sheegga ama ku kaca hawl dambiilenimo si uu u maalgaliyo khamaarista
  • Dayicidda baahiyaha qoys/shakhsi-tus., nafaqada, hurdada, dugsiga ama fayoobaanta guur

Waxyaabaha Keena Balwadda Khamaarka:

Dhacdooyinka:

  • Xayeysiiska
  • Cadaadis maaliyadeed
  • Jiritaan
  • Saaxiibo khamaaraya
  • Helista lacag badan
  • Maqalka guulaysi
  • Guul ku dhawaansho
  • Khamaarista iyo guusha
  • Khasaarid
  • Haysasho lacag
  • Dayn aad u badan
  • U cudurdaar khamaarista

Afkaar:

  • Sawirka guulaysi
  • “Fursaddayda kaliya”
  • “Wakhtigan si fiican ayaan u qaban”
  • “Haddii aan guulaysto waan farxayaa”
  • Fikir sixirow ah“
  • Waa nasiibkayga”
  • “Kaliya waxaan dhigani inyar”
  • “Waan u qalmaa madadaalo yar”
  • “Ma jiro qaab kale oo aan u bixin karo waxa la igu leeyahay”
  • “Waan soo celin lacagta marka aan guulaysto”

Dareemada: 

  • Cadho
  • Cadhaysiin
  • Caajis
  • Khaati ah
  • Rajo-beel
  • Farxad
  • Canaadnimo
  • Qalbijab
  • Daalanaan
  • Niyadjab
  • Sakhraansanaan
  • Kaliyow
  • Muujin nacayb
  • Dareemid “xagga sare ee adduunka”

 

This page is also available in: English, Arabic, Chinese (Simplified), Italian

Niagara Multilingual Prevention/Education Problem Gambling Program © 2022

NHS Mohltc Logo Camh Logo Opgh Logo Casn