Waa maxay Khamaaris?

  • Ku sharatan lacag
  • Ku ciyaarista ciyaaraha fursadda lacag
  • Qaadista tallaabo khatar ah adoo rajaynaya natiijo fiican
  • Fahamka ama ku hawlaanta khatarta

Qofku waa khamaarayaa markasta oo uu qaato fursadda khasaaridda lacag ama hanti, markaasoona guulaysiga ama khasaaridda inta badan uu go’aaminayo nasiib. Ma aha dhammaan khamaaristu dhibaato. Khamaaristu way khatar yaraan kartaa ama khatar badnaan kartaa. Khamaaristu kuma eka oo kaliya foormaatyada sharciga leh (tus., tigidhada la xoqo, kaasinos, bingos, tartanka fardaha, VLTs (terminaalada lootariga fiidyawga) laakiin sidoo kale waxa ah sharatanka aan rasmiga ahayn (tus., dadka oo dhexdooda sharatama)

This page is also available in: English, Arabic, Chinese (Simplified), Italian

Niagara Multilingual Prevention/Education Problem Gambling Program © 2022

NHS Mohltc Logo Camh Logo Opgh Logo Casn