Noocyada Khamaarlayaasha

Dhakhtar Robert Custer aqoonsaday lix nooc oo khamaarlayaal ah:

  1. Xirfadle: xirfad leh, awooda inuu xakameeyo
  2. Bulsho-Diid ama Dambiile: u isticmaala khamaarista khayaamo, ku lug leh hawlo sharci darro ah
  3. Iska Yimid Bulsheed: madadaalo iyo farxad, guulaysiga, khasaariddu waa kharashka madadaalada
  4. Dhab ah Bulsheed: khamaaristu waa qaabka ugu muhiimsan ee madadaalo laakiin wuxuu ku xigaa qoyska iyo fasaxa
  5. Soo Kabasho/Ka Baxsasho: inuu helo ka kabasho walwal, niyadjab, cadho
  6. Ku Ba’an: ka kooban afar sifood: waa dhammaadka socodka):
    • Ku sii socod: aan dayn karin, sharatankaa bata, sii wadaya khamaarista intuu haysto lacag. Wakhtiga lagu qaadanayo khamaarku wuu kordhaa.
    • U dulqaadasho darrida khasaaraha, marka khasaare dhaco, khamaaraha darani wuxuu “eryadaa” lacagta dhuntay. Khasaaraha waa laga qariyaa xubnaha qoyska beentuna waxay noqotaa wax muhiim ku ah wareegga khamaarka.
    • Ku hawlanaan: Fikrdaha kusaabsan khamaaristu waxay noqotaa wax uu si joogto ah ugu taamo.
    • Is-illawsiiya cawaaqibyada: Inta lagu jiro marxaladdan ugu dambaysa, foorjariga, xatooyada iyo lunsadka xooluhu waa caan. Inkasta oo ay jiraan ficiladdan sharci darrada ahi, khamaarluhu wuxuu ku talo jiraa inuu helo guul wayn wax kastana sax ka dhigo.

This page is also available in: English, Arabic, Chinese (Simplified), Italian

Niagara Multilingual Prevention/Education Problem Gambling Program © 2022

NHS Mohltc Logo Camh Logo Opgh Logo Casn