Categories
Articles

Halka Aynu Ku Khamaarno:

Waxa jira noocyo kala duwan oo khamaar iyo meelo khammaar:

  • Kaasinos
  • Kaasinoska Khayriga
  • Jidadka Tartanka
  • Bingo Hoollis
  • Daloolada Lootariga iyo/ama Tigidhada
  • Lootariyda Cusbitaalada
  • Khamaarka Sahlan
  • Khamaarka Ummadaha Koowaad [kaasinoska kaydadka ama xuduudaha, raadiyaha bingo]
  • Ciyaaraha kiniisadda iyo lacag ururinta kale
  • Sharatanka Jid-Kabaxa
  • Ciyaaraha aan la xukumin sida dagaalka diiqa ama tartannada eyga
  • Sharatanka Pari-mutuel [tartanka isku xidhnaanta]
  • Sharatanka mar wada tabin Xisaabta [ku sharatanka ciyaaro feedh-feedh ah, tartan fardo iyo dhacdooyin kale oo ka dhacaya meel kale]
  • Sharatanka Isboortiga
  • Internetka

Maldahnaanta Khamaarka

Marmarka qaar khamaaristu waxay qaadataa qaabka lacag ururin khayri ah. Bakhtiyaa-nasiibka 50-50, sharatanka dugsiga, bakhtiyaa-nasiibka adeegga kalabka, dhinacyada stag iyo doe, iibka gambada, lootariyda cusbitaalka iyo ciyaaro kale waxay u muuqan karaan qaab fiican oo lacag loogu ururin karo sabab fiican. Hase yeeshee, noocyadan ciyaartu waxa loola qabatima sida kuwa kale ee khamaar waxayna u horseedi karaan qofka khamaaraya dhibaatooyin lamid ah.

 

This page is also available in: English, Arabic, Chinese (Simplified), Italian