Caawimo Hel

Iska Dhicinta Balwadda Khamaarka

Gurracnaanta ka adkaanshaha dhibaatada khamaarku waxay ka wanaagsan tahay gurracnaanta ku guulaysiga lootari!

Kiisaska qaar, khamaaristu si xilkas ah waxay jabin kartaa nidaamyada balwadda khamaarista. Haddaanad adigu ka adkaan karin, asxaabta iyo qoyska ayaa ku caawin.

Haddii adiga, ama qof aad daryeesho u baahan yahay kaalmo oo aanad garanayn meesha wax laga bilaab, waxa jira wakaalado iyo ururo kugu caawin kara, luuqaddaada.

Khayraadka Deegaanka

  • Barnaamijka Kahortagga/Waxbarashada Balwadda Khamaarka ee Luuqadaha Badan ee Niagara, Adeegyada La-qabatinka, Niadaamka Caafimaadka  Addiction Niagara: 905-378-4647 x63849
  • Websayt: www.gamb-ling.com
  • Heather Scott, Agaasimo Goboleed, Adeegyada La-qabatinka iyo Caafimaadka Maskaxda: 905-378-4647 X
  • Myra Quinonez-Alfonso, Isu-duwaha Barnaamij, Barnaamijka Balwadda KHamaarka Luuqadaha Badan ee Niagara: 905-378-4647 x63849
  • Adeegyada La-qabatinka Beesha Niagara(CASN) Barnaamijka Daawaynta Khamaarka: 905-684-1859
  • Qarinta Magaca Khamaarlayaasha Niagara: 905-351-1616
  • La-talinta Daynta ee Gobolka Niagara: 905-684-9401
  • Barnaamijka Wacyigalinta Khamaarka Dhallinyarta-YMCA, YGAP, (ygap@ymcaofniagara.ca 905) 684-3500 X 442)

Khayraadka Dawlad Goboleed

  • Khadka Caawimada Balwadda Khamaarka ee Ontario (gudbin 24-saac): 1-888-230-3505
  • Xarunta La-qabatinka iyo Caafimaadka Maskaxda CAMH) bilaa lacag ku wac La-talinta Khamaarka: 1-888-647-4414
  • Adeegyada Balwadda Khamaarka Luuqadaha Badan CAMH     
  • www.ProblemGambling.ca
  • La-talin Daymeed 24-saacadood ah: 1-800-267-2272

Ma u baahan tahay la hadalka xirfadle?

Haddaad dareemayso inaad u baahan tahay kaalmada xirfadle dhibaatada khamaarka, fadlan wac ama la xidhiidh adeegyada qarsoodiga ah ee bilaa lacagta ah ee soo socda:

  • Adeegyada La-qabatinka Beesha Niagara(CASN) Barnaamijka Daawaynta Khamaarka: 905-684-1859
  • Qarinta Magaca Khamaarlayaasha Niagara: 905-351-1616
  • La-talinta Daynta ee Gobolka Niagara: 905-684-9401
  • Khadka Caawinta Balwadda Khamaarka Ontario Problem (gudbin 24-saac ah): 1-888-230-3505

Qodobada qoyska iyo asxaabta:

  • Baro calaamadaha!
  • Tag ka hel   (kaasiinada)
  • Taageero niyadeed
  • U noqo saaxiib khamaarlaha
  • U dhig xadadka khamaarlaha
  • Waalidka / Lammaanaha
  • “Jiri maayo dammiin dambe”
  • Cawaaqibyada Sharci iyo Maaliyadeed – ka digtoonow ku maalgalinta dhibta dammiinasho aan dhab ahayn, kaalmo sharci, iwm. – ha u xoog sheegan khamaarlaha
  • Arrimaha isku dhawaansho / masaafadda niyadeed iyo jidheed
  • Carruurtu waxay muujiyaan dambi galis iyo khajilaad (lacag jacayl badan)
  • Bey’adda khamaaristu waxay raadaysaa koboca carruurta –aad ugu dhaw faraha-laga-qaadnimo isagoo sii maraya walxo ama qaabab kale  (Jacobs, 1989)
  • Ilmuhu wuxuu qaataa doorka waalid-beenbeen ah (u daacad ahaanshaha waalidka lidka. Afuufka siidhiga)
  • Ha u cudurdaarin khamaarlayaasha
  • Daacadda ku adkaw
  • Qir dhibaatada

Ku khamaar badqab!

Ha u oggolaan khamaaristu inay la wareegto noloshaada! Haddaad rabto inaad khamaarto, ka fikir xeeladahan khamaar ee fiican ee soo socda.

  • U khamaar madadaalo kaliya
  • Wakhti u xaddid khamaarista
  • Miisaaniyad u xaddid (xad maaliyadeed)
  • Waxba ha soo amaahan si aad ugu khamaarto
  • Ha iibsan jaanis
  • Ha u qaadan kiridhit kaadhiska goobta khamaariska
  • Kaligaa ha khamaarin
  • Ogsoonow in khataruhu kordhaan marka khasaarha iyo/ama niyadjabka

U Dhaqan, Fikir oo Dareen sida guulayste!

Tallaabada:

  • Ka dheeraw goobaha khamaarka
  • Ku biir jiim
  • Kala qaybi kiridhit kaadhiska
  • Miisaaniyad samee
  • La hadal asxaabta aan khamaarin
  • Samee jimicsiyo nasasho

Fikiridda:

  • Qabo afkaarta khamaarista
  • Ku hay maskaxda ahdaafta muddada fog
  • Sii qorshee maalmaha fasaxa toddobaadka
  • Xasuusnaw in boorinuhu gudbaan
  • Ka fikir cidhibta khamaarista

Dareemis:

  • Aqoonso dareemisaha marka ay dhacaan
  • Xasuusnaw dareemisuhu inay sax yihiin
  • Ku qor dareemisaha joornaal
  • Kala hadal lammaane iyo asxaab dareemisaha

 

This page is also available in: English, Arabic, Chinese (Simplified), Italian

Niagara Multilingual Prevention/Education Problem Gambling Program © 2022

NHS Mohltc Logo Camh Logo Opgh Logo Casn